Mahadsanid

Waad ku mahadsantahay inaad ka caawiso sameynta xanaanada carruurta ee tayada sare leh ee laga heli karo gobolka Washington. Deeqidu waxay naga caawineysaa inaan sii wanaajino tayada xannaanada carruurta iyo in qoysaska loo xiro ilaha ay u baahan yihiin.